Innehåll på denna sida

Barnaamijka gaadiidka iyo
maareynta alaabta

Somaliska (SOM)

Barnaamijka gaadiidka iyo maareynta alaabta waxuu ku habboonyahay qofki xiiseynaya gaadiidyada kala duwan, bakhaaradda iyo maareynta badeecadaha.
Barnaamijkaan waxuu ku habboon yahay qofkii raba inuu ka shaqeeyo adeegga bulshada isla markaana jecel inuu la kulmo dad kala duwan.

Waxaan ayaad barnaamijka ku baran doontaa

Waxaad kala baraneysaa gaadiidyada kala duwan iyo sida loo sameeyo.
Waxaad kaloo baraneysaa maareynta badeecadaha bakhaaradda iyo boosteejooyinka
iyo sida nidaamyada kombiyuutarka loogu isticmaalo maareynta bakhaaradda.

Barnaamijka waxaad tababar ugu qaadaneysaa sidii aad dad kale ula shqeyn laheyd
iyo sida aad adeeg fiican u siin kareyso dadka macaamiisha ah.

Su’aalaha la xiriira goobaha shaqada waa qeybo muhiim ah oo barnaamijka ka tirsan
si uusan dhaawacyo kaaga soo gaarin shaqadaada mustaqbalka iyo si aad u heshid
caafimaad wanaagsan.